Posted inCoronavirus, EDUCATION

Iskuulada Minnesota ayaa xidhan ilaa billowga Maajo: 9 arrimood oo aad u baahantahay in aad ogaatid.

Laga bilaabo Isniinta, macallimiinta iskuulada degmooyinka iyo kuwa charter-ka ayaa daah-furi doona qorshayaashoodii ahaa “waxbarasha aan fasallada la fadhiisanin” — “distance learning” — iyaga oo waxbaraya ardada K-12 ee guryaha jooga, iyada oo aan la fiirinaynin in carruurtaasi ay haystaan internet ama kumbuyuutar.

Posted inCoronavirus, EDUCATION

Xeev Minnesota cov tsev kawm ntawv raug kaw mus txog thaum Lub Tsib Hlis Ntuj pib: Nov yog 9 yam uas koj yuavtsum paub txog

Pib Hnub Monday, cov xibfwb ntawm cov koog tsev kawm ntawv thiab cov tsev kawm ntawv charter yuav pib lawv qhov hu ua “kawm ncua kev deb” – uas yog qhia ntawv rau lawv cov menyuam kawm ntawv qib K-12 uas nyob hauv tsev, tsis hais tus muaj los tsis muaj kev siv internet lossis siv hlwb hlau.

Posted inCoronavirus

Bandawga uu soo saaray Badhasaabka gobolka Minnesota: Arrintani maxay uga dhigan tahay reer Minnesota?

Amarka bandawga ee uu soo saaray Badhasaabka Gobolka Minnesota, ee ulajeedadeedu tahay in lagu hakiyo in cudurka COVID-19 uu ku sii fido dhammaan gobolka oo dhan, laguna yareeyo saamayntiisa guud ahaan, ayaa ah tallaabo adag oo dadka ku amraysa in ay guryahooda joogaan haddii aysan jirin wax aad iyo aad muhiim u ah oo ay guryaha kaga bixi karaan.

Posted inProfiles

Injuries. Trolls. Her own nerves. Gymnast Sunisa Lee battles them all in Olympic quest

Concerns about the coronavirus are threatening to cancel the Tokyo Olympics, but Sunisa Lee of St. Paul can’t let that thought deter her. She’s been preparing for the games for most of her life. If she earns a spot, she’ll become the first Minnesota gymnast in more than 30 years to make the lineup — and the first Hmong American athlete ever to represent the United States at the Olympics.