
Sahan Journal’s COVID-19 vaccine video series is generously supported by UCare. You can become a sponsor, too.

To continue reading this article and others for free, please sign up for our newsletter.
Sahan Journal publishes deep, reported news for and with immigrants and communities of color—the kind of stories you won’t find anywhere else.
Unlock our in-depth reporting by signing up for our free newsletter.
Ilmahaagu tallaal in uu qaato ma ka cabsadaa? Carruurtu markay tallaalka qaataan xanuun iyo saamayno kale ma ku reebaysaa? Maxaa adiga iyo carruurtaada kula gudboon in aad samaysaan si aad ugu diyaar-garawdaan qaadashada tallaalka?
Waxaan rajaynaynaa in fiidiyawgan macluumaad muhiim ah ay ka heli doonaan waalidiinta iyo caruurtuba.
Taxanaha fiidiyowga Sahan Journal ee tallaalka COVID-19 waxaa si deeqsinimo ah u maalgaliyay UCare.