YouTube video

Wax su’aalo ah ma qabtaa? Jawaabo miyaad u raadinayaa waxyaabo aad akhriday ama aad saaxiibo ka maqashay?

Su’aalahaas u soo dir Sahan Journal, jawaab toos ayay kaaga hayaan kubarada dhinaca caafimaadka ee bulshadeena.

Taxanaha fiidiyowga Sahan Journal ee tallaalka COVID-19 waxaa si deeqsinimo ah u maalgaliyay UCare.

Sahan Journal is a nonprofit digital newsroom dedicated to reporting for immigrants and communities of color in Minnesota. Our diverse staff creates exceptional journalism: coverage that truly represents...