To continue reading this article and others for free, please sign up for our newsletter.

Sahan Journal publishes deep, reported news for and with immigrants and communities of color—the kind of stories you won’t find anywhere else.

Unlock our in-depth reporting by signing up for our free newsletter.

Processing…
Success! You're on the list.
YouTube video

Hambalyo waxaad qaadatey tallaalka COVID-19 Waxaana xaq u leedahay in aad dareento farxad.

Laakiin weli waxaa jira arrimo dhowr ah oo ay tahay in Aad maanka ku hays, wax laga yaabaa in Aad aragto waxyaabo yaryar oo uu tallaalku keeno, balse waa in aad si caadi ah u sii badato nolol maalmeedkaaga iyo ka qoyskaagaba, una dhaqmaya si taxadarleh oo u wanaagsan adiga iyo bulshaddaba.

Fiidyoogan waxaan kugu soo gudbin doonaa tilmaamo isku xig-xiga oo ku saabsan wax aad ka filankarto marka lagu tallaalo.

Taxanaha fiidiyowga Sahan Journal ee tallaalka COVID-19 waxaa si deeqsinimo ah u maalgaliyay UCare.

Sahan Journal is a nonprofit digital newsroom dedicated to reporting for immigrants and communities of color in Minnesota. Our diverse staff creates exceptional journalism: coverage that truly represents...