TANI WAA SU’AASHAYDA

TANI WAA SU’AASHAYDA waa warside maqal iyo muuqaalba ah oo loogu talo galay Soomaalida ku nool magaalooyinka mataanaha ah iyo Minnesota inteeda kale.

Usbuuc walba waxaad noo soo diri kartaa su’aalaha aad qabtid. Su’aalahaas waxay ku saabsanaan karaan caafimaadka, waxbarashada carruuurta, gaadiidka bulshada, iyo wixii la mid ah.

Waxaan isku dayi doonnaa in si waafi ah aan kaaga jawaabno su’aalahaada annagoo isticmaalayna Af-Soomaali iyo dad khibrad u leh arrimahan.

TANI WAA SU’AASHAYDA waa barnaamij ay iska kaashadeen Sahan Journal iyo Somali TV. Waxaa wariyey, qoray, oo tafatiray Aala Abdullahi iyo Abdirizak Diis.

Dhageyso hordhaca gaarka ah oo ka yimid C/risaaq Diis.

Taleefankaaga markaad na siisiid, waan kuu soo diraynaa warka aad u baahantahay.


Wargeysyadii hore

November 14, 2022: Todobaadkan: Warar ku saabsan siyaasadda, ganacsiga iyo shaqada, iyo caafimaadka

November 7, 2022: Todobaadkan: Warar ku saabsan siyaasadda, ganacsiga iyo shaqada, iyo caafimaadka.

October 31, 2022: Todobaadkan, warar ku saabsan socdaalka, ganacsiga iyo shaqada, waxbarasho, iyo siyaasadda.

October 24, 2022: Todobaadkan, warar ku saabsan booliiska iyo caddaaladda, caafimaad, iyo waxbarasho.