Wargeyskii October 24, 2022

ASSALAMU CALAYKUM,
Maanta waxaan kuu soo gudbinayaa wararkii ugu dambeeyay oo aan isugu keenay TANI WAA SU’AASHAYDA.
TANI WAA SU’AASHAYDA waa warside maqal ah oo isniinkasta soo baxa, oo loogu talagalay Somaalida ku nool Minnesota.
Warsidaha toddobaadkan waxaa ka mid ah afar (4) sheeko oo aan filayo in aad xiisayn doonto. Wararka waxay ku saabsan yihiin caafimaad, waxbarasho iyo booliiska iyo caddaaladda.
Dhamaadka, waxaan kuu hayaa su’aalo aan jeclaan lahaa inaad iiga jawaabto, si aan kuugu diyaariyo wargeyska ugu fiican toddobaadkasta.
Warsidka waad daawan kartaaa ama waad dagaysan kartaa.
Mahadsanid!
— C/risaaq Diis | Weriye oo la shaqeeya Sahan Journal iyo Somali TV
📺 DAAWO
🔊 DHAGEYSO
🔊 Sheekada 1aad: WAXBARASHO
Doorashada guddiga dugsiyada Minneapolis
🔊 Sheekada 2aad: CAAFIMAAD
Mustafa Cumar, wiil Soomaali oo Burnsville ku koray oo ku xanuunsaday Kenya
🔊 Sheekada 3aad: CAAFIMAAD
Rug caafimaad oo cusub oo lagu talagalay dadka laga tira badanyahay iyo qaxootiga
🔊 Sheekada 4aad: BOOLIISKA IYO CADDAALADDA
Baaritaanka Feeding Our Future
🔊 Dhageyso su’aalaha aan kuu heyo todobaadkan, adigana iisheeg su’aalaha aad ii hayso.
Sideed u aragtaa saamaynta uu COVID-19 ku yeeshay waxbarashada carruurtaada? Fariin waxaad igu soo diri kartaa 651-504-8170.
📺 DAAWO: Sideen u caawin karaa dadkayga ku dhibaataysan aabaraha ka jira Soomaaliya?

Hadii aad ka heshay warsidahan, fadlan u la wadaag qoyskaaga iyo asxaabtaa. Koodkaan u dir, si fudud ayay isku qori karaan TANI WAA SU’AASHAYDA.