Wargeyskii October 31, 2022

ASSALAMU CALAYKUM,
Maanta waxaan kuu soo gudbinayaa wararkii ugu dambeeyay oo aan isugu keenay TANI WAA SU’AASHAYDA.
TANI WAA SU’AASHAYDA waa warside maqal ah oo isniinkasta soo baxa, oo loogu talagalay Somaalida ku nool Minnesota.
Warsidaha toddobaadkan waxaa ka mid ah afar (4) sheeko oo ku saabsan socdaalka, ganacsiga iyo shaqada, waxbarasho, iyo siyaasadda.
Dhamaadka, waxaan kuu hayaa su’aalo aan jeclaan lahaa inaad iiga jawaabto, si aan kuugu diyaariyo wargeyska ugu fiican toddobaadkasta.
Warsidka waad daawan kartaaa ama waad dagaysan kartaa.
Mahadsanid!
— C/risaaq Diis | Weriye oo la shaqeeya Sahan Journal iyo Somali TV
📺 DAAWO
🔊 DHAGEYSO
🔊 Sheekada 1aad: GANACSIGA IYO SHAQADA
CenturyLink waxay siisaa dadka maddow-ga ah iyo kuwa laga tira badan yahay ee daggan xaafadaha Minneapolis internet ay tayadiisu liidato.
🔊 Sheekada 2aad: SOCDAALKA
Sanadkii la soo dhaafay, Minnesota waxay aqbashahy 533 qof oo qaxooti ah, oo badan koodu ka yimid Soomaaliya, Itoobiya, iyo Koongo.
🔊 Sheekada 3aad: WAXBARASHO
Cafiska deynta lagu leeyahay ardayda.
🔊 Sheekada 4aad: SIYAASADDA
Codbixyaasha Degmada Hennepin ayaa dooran doona shariif-kooda maalinta Talaadada ah, November 8.
🔊 Dhageyso su’aalaha aan kuu heyo todobaadkan, adigana iisheeg su’aalaha aad ii hayso.
Sideed u aragtaa saamaynta uu COVID-19 ku yeeshay waxbarashada carruurtaada? Fariin waxaad igu soo diri kartaa 651-504-8170.

Hadii aad ka heshay warsidahan, fadlan u la wadaag qoyskaaga iyo asxaabtaa. Koodkaan u dir, si fudud ayay isku qori karaan TANI WAA SU’AASHAYDA.