ASSALAMU CALAYKUM,

‘Tani Waa Su’aashayda’ waxay ka jawabtaa su’aalaha ay qabaan reer Minnesota.

Usbuucaan waxaan ka jawaabayaa saddex su’aal:

  • Sidee bay dadka degan guryaha Cedar Riverside uga fal-celinayaan jabsiga guryaha oo soo batay baryahaan?
  • Halkee bay Muslimiinta Minnesota ka heli karaan meel ka caawisa sidii ay u joojin lahaayeen cabida khamriga?
  • Maxay tahay sababta loo beegsado haweenka iyo gabdhaha madow ee Minnesota?

Warsidka waad daawan kartaaa ama waad dagaysan kartaa.

Mahadsanid!

— C/risaaq Diis | Weriye oo la shaqeeya Sahan Journal iyo Somali TV

📺 DAAWO

YouTube video

🔊 DHAGEYSO

🔊 Sheekada 1aad: DAMBIYADA

Sidee bay dadka degan guryaha Cedar Riverside uga fal-celinayaan jabsiga guryaha oo soo batay baryahaan?

🔊 Sheekada 2aad: CAAFIMAADKA

Halkee bay Muslimiinta Minnesota ka heli karaan meel ka caawisa sidii ay u joojin lahaayeen cabida khamriga?

🔊 Sheekada 2aad: DAMBIYADA

Maxay tahay sababta loo beegsado haweenka iyo gabdhaha madow ee Minnesota?


Hadii aad ka heshay warsidahan, fadlan u la wadaag qoyskaaga iyo asxaabtaa. Koodkaan u dir, si fudud ayay isku qori karaan TANI WAA SU’AASHAYDA.