ASSALAMU CALAYKUM,

Tani Waa Su’aashayda waxay ka jawaabtaa su’aalaha reer Minnesota ay ina soo waydiiyaan.

Usbuucaan, waxaan ka jawaabayaa su’aalaha soo socda:

  • Maxay Caanaha dhalaanka ugu yar yihiin Minnesota?
  • Waa maxay xukunka uu gaaray xafiiska Xeer Ilaaliya Hennepin ka dib dilkii Booliiska Minneapolis u gaysteen Andrew Tekle Sundberg?
  • Maxay shaqaalaha caafimaadka ee St. Paul u sameeyeen qalabka caafimaadka loogu talo galay haweenka Muslimiinta ah?

Warsidka waad daawan kartaaa ama waad dagaysan kartaa.

Mahadsanid!

— C/risaaq Diis | Weriye oo la shaqeeya Sahan Journal iyo Somali TV


📺 DAAWO

YouTube video

🔊 DHAGEYSO

🔊 Sheekada 1aad: CAAFIMAADKA

Maxay caanaha dhalaanka ugu yar yihiin Minnesota?

🔊 Sheekada 2aad: NABADSUGIDDA IYO CADAALADDA

Waa maxay xukunka uu gaaray xafiiska Xeer Ilaaliya Hennepin dilkii Booliiska Minneapolis  u gaysteen Andrew Tekle Sundberg?

🔊 Sheekada 3aad: CAAFIMAADKA

Maxay shaqaalaha caafimaadka ee St. Paul u sameeyeen qalabka caafimaadka loogu talo galay haweenka Muslimiinta ah?


Hadii aad ka heshay warsidahan, fadlan u la wadaag qoyskaaga iyo asxaabtaa. Koodkaan u dir, si fudud ayay isku qori karaan TANI WAA SU’AASHAYDA.